Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Oo Xil U Magacaabay Walaalkii

0
Thursday July 25, 2019 - 13:40:27 in News by
  • Visits: 3760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Oo Xil U Magacaabay Walaalkii

    Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Oo Xil U Magacaabay Walaalkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Oo Xil U Magacaabay Walaalkii


Ra’’iisul wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa walaalkiis u magacaabay xil cusub xilli uu shaaca ka qaaday magacyada golaha wasiirada cusub, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.

Boris Johnson


Boris ayaa walaalkiis Jo Johnson u magacaabay wasiir dowlaha wasaaradda ganacsiga, tamarta, warshadaha iyo waxbarashada ee dalka Britain.


Waxaa uu magacaabay wasiiro ay u muuqato inay tageerayaan arrinta ku aadan in Ingiriiska uu ka baxo Midowga Yurub,.


Boris Johnson ayaa waxaa uu ballan qaaday in Britain ay ka bixi doonto Midowga Yurub dabayaaqada bisha Oktoobar ee sannadkan xitaa haddii aan wax heshiis ah lala gelin Midowga Yurub.

 

Loading...
Loading...