"Ma Xiisaynayno Wararka Malo-awaalka" Safiir Galaal

0
Saturday April 12, 2025 - 11:09:54 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ma Xiisaynayno Wararka Malo-awaalka" Safiir Galaal

    Safiir Galaal ayaa sheegay in xaqiiqada warka socdaalka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiir Galaal ayaa sheegay in xaqiiqada warka socdaalka...



Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee Taiwan, Md. Maxamuud Jaamac Galaal, ayaa sheegay in aanu xiisaynayn ka jawaabida warar malo-awaal ah.

Markii wax laga waydiiyay xaqiiqada booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Taiwan Dr. Lin Chia-Lung ee Somaliland, Safiir Galaal ayaa ku jawaabay; "Waan ka warqabaa wararka la isla dhex-maranayo ee aad tilmaamtay ee ku saabsan baraha bulshada. Dadku way mala-awaalayaan, laakiin annagu ma xiisaynayno warar malo-awaal ah oo aan xaqiiq ahayn.”

 

Safiir Galaal ayaa sheegay in xaqiiqada warka socdaalka ay wakhtigeeda shaacin doonaan; waxaanu yidhi "Waxaan idiin xaqiijinayaa kartaa in booqashooyinka rasmiga ah lagu dhawaaqo iyada oo loo marayo waddooyinka saxda ah ee rasmiga ah, ee aan lagu dhawaaqin baraha bulshada.”


Loading...
Loading...