Trump Oo Ku Adkeystay Hubka Uu Ka Iibinayo Sucuudiga

0
Thursday July 25, 2019 - 09:34:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo Ku Adkeystay Hubka Uu Ka Iibinayo Sucuudiga

    Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horjoogsaday qaraar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa horjoogsaday qaraar  ay xildhibaanada aqalka Koongareeska ku doonayay in la joojiyo 8 bilyan doolar oo hub looga iibin rabay Sucuudiga iyo Imaaraatka Carabta.

 

Mr trump ayaa ku andacoonayaa in codka labada aqal ee ay ku diideen qaraarkan uu wiiqaya tartanka uu Mareykanka kula jiro dalalka kale sidoo kalana uu waxyeello u geeysan karo xiriirka kala dhexeeyo waddamada kale ee xulafada la ah.

 

Qaar ka mid ah xubnaha ka tirsan xisbiga Koongareeska ayaa sheegay inay ka cabsi qabaan in hubkaasi loo adeegsado dalka Yemen isla markaasna lagu dhibaateeyo dad rayid ah.

 

Aqalka senetaka ayaa maalmo gudohood mar kale u codeyn doonaan go’aaanka trump iyadoo ay suuragl tahy in ay iygana diidaan codka vitooga ee madaxwyene trump.

 

Aqalka Senetka ayaa maalmaha soo socda la filyaa inay u codeeyaan qaraarka hubka looga iibinayo Sucuudiga, waxaana lagu dhuursugaya inay diidaan go’aanka madaxweynaha uu ku difaacay heshishkaas ama in kale.

 

BBC


Loading...
Loading...