Waa dhab in isla xisaabtanka dawladeed salka ku hayo hayn dhaqaale iyo qorshe ku jaan-go'an,
Ugu danbeyntii, dhalliisha, toosinta, iyo isla xisaabtankuba


Sidaa awgeed, marna wax meesha qabta maaha in si gole ka fuul ah loo qiimeeyo waxqabadka iyo qiimeynta guulaha xukumada, mana mudna in la dhagaysto dad il ku cabbirkooda siyaasadeed ku fadhiyo ku xumee,ku jiqsii, iyo dhaqanno ku cusub xayn-daabka siyaasadda Degaanka iyo Dalkaba
Ugu danbeyntii, dhalliisha, toosinta, iyo isla xisaabtankuba waa mid furan, oo waafaqsan sunnaha talo wadaagga dimuqraadiga ah iyo hoggaaminta xisbiga Barwaaqo, balse sida ka muuqata doodda mucaarad ismoodka waa mid ka madhan daliil siyaasadeed iyo sixitaan mucaaridnimo, mid dawladeed iyo mid afkaareed ba
Waxa Qoray . xildhibaan cadnaan
Loading...
Loading...