Waan Aqbalay go'aankii xukuumaddu ku ansixisay kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay dhacay.

0
Friday March 28, 2025 - 10:01:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waan Aqbalay go'aankii xukuumaddu ku ansixisay kalfadhigii aan caadiga ahayn ee shalay dhacay.

    Bulshada ayaa ka markhaati kici wixii aan qabtay iyo halkaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada ayaa ka markhaati kici wixii aan qabtay iyo halkaan


Sidoo kale saaxiibkay Khalid Xasan Xaaji Diiriye, oo kulankaa loogu doortay maayar ku xigeen, waan hanbalyeynayaa, waanan la shaqaynaa, si gobonimo leh oo lexejeclo leh oo Burco jecayl leh, isaga iyo saaxiibkay Maxamed Xirsi Ahmed ba.


Bulshada ayaa ka markhaati kici wixii aan qabtay iyo halkaan ugu nimi sannad kahor degmada burco iyo maanta halkay marayso, waxaanan ku faraxsanahay anigoo ceeb-kasaliim ah in aan xilka wareejin doono.

Xildhibaannadii I taageersanaana waxaan u soo jeedinayaa inay wixii khilaaf ahaa ee inaga dhexeeyey halkaa ku soo afjaraan, inta xilkeena inooga hadhay waa in aan si wada jira oo xilkasnimo leh degmada ugu shaqaynaa.
Xilkana waxaan wareejin doonaa Sabtida 29/03/2025 haddii Alle idmo.
Daallo Hotel. 9.00 subaxnimo.
Cafis iyo musaamax baynu kala nahay. Ramadaan Mubaarak.
Suldaan Jaamac Nuux -
Loading...
Loading...