Berbera Oo Bushaaro Balaadhan heshay,
Magaaladda Berbera Adeega laydh bixinta ayaa bulshaddaasi
Madaxweyne Cirro ayaa reer Berbera ugu bushaareeyey in laga bilaabo bisha 7aad ee sanadkan ay heli doonaan Laydh/koronto jaban taasi oo Qiimaheeda laga dhigi doono Unit-kii 0.20 Cent Dollar.
Qiimaha Adeeg bixinta laydhka Berbera ayaa noqon doona 1 kii Unit Wax ka yar Saddex kun oo shilinka Somaliland ah.
Magaaladda Berbera Adeega laydh bixinta ayaa bulshaddaasi ku noqday Laf dhuun gashay taasi oo hada u muuqata mid ay iska tuuri doonaan Heeryada dhibaada Koronta oo in baddan buuq, Sawaxan iyo Bannaan baxyo ka dhasheen.
Loading...
Loading...