DEG DEG Axmed Xirsi oo ah 46jir Soomaali oo lagu xiray uk

0
Saturday March 22, 2025 - 08:39:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Axmed Xirsi oo ah 46jir Soomaali oo lagu xiray uk

    Sidoo kale waxaa lugta loogu xidhi doonaa Qalab lagula s....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale waxaa lugta loogu xidhi doonaa Qalab lagula s....
No photo description available.



Axmed Xirsi oo ah 46jir Soomaali ah ayaa Maxkamadda magaalada Newcastle ee dalka Ingiriiska ku xukuntay 8 bilood oo xabsi ah, muddo sannad ah oo aanu dalka ka bixi karin iyo £150 oo ganaax ah, kaddib markii lagu qabtay 61 kg oo Qaad ah oo qiimihiisu yahay £18,390 isagoo kasoo degay Garoonka Newcastle.

Sidoo kale waxaa lugta loogu xidhi doonaa Qalab lagula soconayo dhaq-dhaqaaqiisa muddo Lix bilood ah, iyadoo wixii ka dambeeyay 7 fiidnimo aanu joogi karin dibedda oo ay tahay in uu guriga ku xaroodo.
Warbaahinta Ingiriiska gaar ahaan BBC ayaa qoraysa Sheekada ninkan Soomaaliga ah ee la xukumay.
Loading...
Loading...