Garoonka Heathrow oo la gebi ahaan xidhan 15 sano kaddib.

0
Saturday March 22, 2025 - 07:57:48 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka Heathrow oo la gebi ahaan xidhan 15 sano kaddib.

    "Maalintan oo kale waxa ay ahayd midda ugu saxmadda badan...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maalintan oo kale waxa ay ahayd midda ugu saxmadda badan...



Garoonka diyaaradaha ugu weyn daka Ingiriiska ayaa weli xidhan, kaddib dab ka kacay aaggaasi oo hakiyay dhammaan duullimaadyada.

 

Saxafiga arrimaha socdaalka ee Simon Calder ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in tani ay tahay markii ugu horraysay ee London Heathrow gabi ahaanba la xidho tan iyo 2010-kii.

 

"Maalintan oo kale waxa ay ahayd midda ugu saxmadda badan toddobaadka ee garoonka diyaaradaha ugu mashquulka badan Yurub," ayuu u sheegay.

 

"Shan iyo toban sano ka hor waxay ahayd markii ugu dambeysay ee aan aragno hawada garoonka Heathrow oo xidhan," ayuu raaciyay.

 

Fulkaanaha loo bixiyay Eyjafjallajokull ee 2010-kii ayaa si xun u wasakheeyay dunida isaga oo hakiyay kumannaan duullimaad oo Qaaradda Yurub ah. Sidoo kale duufaan baraf ah oo dhacay bishii December ee isla sannadkaas ayaa sababtay khalkal hawada ah oo maalmo socday ka hor munaasibaddii kirismaska ee sannadkaas.


Loading...
Loading...