DEG DEG Taiwan iyo Somaliland Oo Kulmay Markale.

0
Friday March 21, 2025 - 17:30:17 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Taiwan iyo Somaliland Oo Kulmay Markale.

    Kulanka oo lagaga hadlay arrimo khuseeya labada ,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka oo lagaga hadlay arrimo khuseeya labada ,,
Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jamhuuriyadda Shiinaha (Taiwan), Maxamuud Aadan Jaamac Galaal, ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibedda Taiwan Dr. Lin Chia-Lung.

Kulanka oo lagaga hadlay arrimo khuseeya labada dawladood ayaa sidoo kale safiirku waxa uu wasiirka gaadhsiiyay warqad madaxweynaha Somaliland, Cabdirraxmaan Maxamed Cabdillaahi u diray madaxweynaha Taiwan Lai Ching-te.


 
Loading...
Loading...