Hargeisa:-Murqo-Maal Ku Geeriyooday Laydh Qabsaday Xilli Uu Dib U Dhis Ku Samaynayay Jiingad Roobku Dumiyay
Ciidamada kala duwan ee booliska ayaa goobta
![]() |
Alle ha u naxariistee, nin ka mid ah murqo-maalka ayaa geeriyooday kadib markii uu laydh ku dhagay xilli uu samaynayay jiingad xalay roobku dumiyay. Maydka marxuumka ayaa wali saaran jiingadda, halkaas oo uu ku geeriyooday.
Ciidamada kala duwan ee booliska ayaa goobta ku sugan, iyaga oo wada dadaallo lagu maareynayo xaaladda iyo baadhitaano kala duwan.
Loading...
Loading...