"Shiinuhu xaq uma laha Inay Somaliland u Yeedhiyaan Cidda ay Cilaaqaadka la Yeellanayso."Wasiirka ADibada

0
Tuesday March 18, 2025 - 07:09:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Shiinuhu xaq uma laha Inay Somaliland u Yeedhiyaan Cidda ay Cilaaqaadka la Yeellanayso."Wasiirka ADibada

    Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo caawa bartiisa X (Twitter)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo caawa bartiisa X (Twitter)


Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Md. Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho oo sheegay inuu ka xun yahay xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan.


Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland oo  bartiisa X (Twitter) ku baahiyay ku sheegay in aanay
Shiinuhu xaq u lahayn inay Somaliland u yeedhiyaan cidda ay cilaaqaadka la yeellanayaan, sida aanay Somaliland xaq ugu lahayn Shiinaha inay u tilmaanto cidda uu xidhiidhka la yeellanayo.


Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan, ayaa sii xoogayaystay tan iyo 2020 oo labada dal is dhaafsadeen xafiisyo diblomaasiyadeed. Waxana ay iska kaashadaan arrimo badan oo ay ka mid yihiin caafimaadka, waxbarashada,beeraha, tamarta iyo tiknoolajiyadda.
Loading...
Loading...