Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Taariikhiya Ku Tagaya Dalka Maraykanka.

0
Sunday March 16, 2025 - 13:50:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Safar Taariikhiya Ku Tagaya Dalka Maraykanka.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Safarkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Safarkiisa



Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Cirro, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Ayaa Safar Ugu Bixi Doonna Dhawaan Dalka Maraykanka.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Safarkiisa Dalka Maraykanka Ugu Bixi Doonna Bacdal Ciidda Soon, Hadduu Alle Yidhaahdo.

 

Xukuumadda Dalka Maraykanka Ee Uu Hogaaamiyo Madaxweyne Donald Trump, Ayaa Wefti Heerkiisu Sareeyo U Soo Dirraysa Maalmaha Soo Socda Jamhuuriyadda Somaliland, Weftigan Ayaa Madaxweynaha JSL Dr Cabdiraxmaan Cirro U Sidda Casuumad Rasmiya Oo Aqal Caddi U Soo Diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Cirro, Ayaa Dal-weynaha Maraykanka U Tagay Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland Somaliland Oo Ay Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump


Loading...
Loading...