Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid abdullahi Deni ayaa dhisaya 4 Hay'addood.
Hay'adda Aqoonsiga/ID Dowladda Puntland
1: Hay'adda La dagaalanka iyo ka hortagga Argagaxisada
2:Hay'adda Ka hortagga Dhaqidda Lacagaha sharci-darrada ah
3: Hay'adda Dhaqan-celinta xubnaha ka tanaasula Fikirka Argagaxisada
4: Hay'adda Aqoonsiga/ID Dowladda Puntland
Ilo wareedyo amni oo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijiyay in la diyaariyey xubnihii loo magacaabi lahaa Xilalkaaan ayna qaarkod joogaan Gudaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka bari
Loading...
Loading...