DEG-DEG- Xaalada Deeganka Tigray ayaa faraha ka baxday.
Shalay wuxu Sidan oo kale xil ka qaadis ku sameeyay Sadex Jeneral
Madaxweynaha Ku-meelgaadhka ah ee Tigray Getechaw Reda ayaa Xilkii ka Qaaday Hogaankii Nabadgelyada Deegaankaas , Xil ka qaadistan ayaa Imaanaysa xili wararka laga helayo Mekelle ay sheegayaan inay Ciidamada TDF La wareegeen Inta badan magaalada Caasimada ah.
Shalay wuxu Sidan oo kale xil ka qaadis ku sameeyay Sadex Jeneral oo Haysta Ciidanka gadoodsan balse Guudomiyaha Xisbiga TPLF Debretsion Gebremichael ayaa ka hor imaaday iyadoo Dhinaca kale Khilaafka uu sii xoogaystay.
Xaalada mekkelle waa bariga Dhexe
Loading...
Loading...