Yukrayn ayaa ogolaatay xabbad-joojin degdeg ah oo socon doonta 30 maalmood

0
Tuesday March 11, 2025 - 22:01:50 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yukrayn ayaa ogolaatay xabbad-joojin degdeg ah oo socon doonta 30 maalmood

    Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykan ayaa sheegtay in wada-hadalladu...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykan ayaa sheegtay in wada-hadalladu...

No photo description available.


Yukrayn ayaa ogolaatay xabbad-joojin degdeg ah oo socon doonta 30 maalmood, sida lagu sheegay bayaan wadajir ah oo ay soo saareen Mareykanka iyo Yukrayn. Labada dhinac, oo ku kulmay Sacuudiga, ayaa waxa ay sidoo kale isku raaceen inay dhammeystiraan heshiiskii horumarineed ee ku saabsan kheyraadka macdanta muhiimka ah ee Yukrayn.

Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykan ayaa sheegtay in wada-hadalladu ay ahaayeen "wax ku ool,” iyadoo la filayo warbixin rasmi ah oo ka soo baxda Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka iyo La-taliyaha Amniga Qaranka ee maraykan

Kulanka ayaa yimid kadib weerarkii ugu weynaa ee drones-ka ee Yukrayn ay ku qaadeen Moscow, halka ciidanka Ruushka ay cadaadis xooggan saarayaan furimaha dagaalka, gaar ahaan gobolka Kursk ee Ruushka
Loading...
Loading...