Hargeysa: Labo Askari Oo Loo Xidhay Rasaas ay Xalay Ka dhex rideen Xarunta Sirdoonka Qaranka.

0
Tuesday March 11, 2025 - 12:30:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa: Labo Askari Oo Loo Xidhay Rasaas ay Xalay Ka dhex rideen Xarunta Sirdoonka Qaranka.

    Waxa ay ku doodeen labadaasi Askari in ay Rasaasta ku rideen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa ay ku doodeen labadaasi Askari in ay Rasaasta ku rideen


Maamulka Xarunta Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabay Labo askari Oo Ka Tirsan Ciidamaddaas Ka dib markii ay Rasaas Ka dhex rideen Xalay Xarunta.

Waxa ay ku doodeen labadaasi Askari in ay Rasaasta ku rideen dad ay garan Waayeen oo soo Galay xarunta, waxaase loo Badinayaa in ay ka dambaysay Warqad Xalay lagu baahiyay Baraha Bulshada.
Waxa socota baadhis lagu ogaanayo Sababta keentay rasaasta.


Dhinaca kale Isla Xalay ayay Dibada u soo baxday Liiska magacyada dad badan oo Bulshada iskaga dhex jiray, dadkuna aanay kolnaba ka qabin dareen balse ku Xoolo qaadan jiray Sirdoonka leexsan.
Loading...
Loading...