Caanaha Naaska Hooyada

0
Wednesday March 13, 2019 - 11:02:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caanaha Naaska Hooyada

    Sida allah ku sheegay quraanka kariimka Caanaha naaska hooyada lama ag dhigi karo caanaha samayska ah caqliyan caafimaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida allah ku sheegay quraanka kariimka Caanaha naaska hooyada lama ag dhigi karo caanaha samayska ah caqliyan caafimaad jidhba waa in la dhiiri galiyaa naas nuujinta hooyada iyo dhalaanka Korodhka tirada dadka ugu badan ee labada dawladood ee aduunka wuxuu sahlay in ay sifo khaldan uga faaidaystaan soo saarista cuntooyin daawooyin sharaab aan lahayn wax tayo ah

Xayaysiiska caanaha samayska ah oo aan loo baahnayn in la dhiiri galiyo idaacadaha dalka halka caafimaad ahaan ay ka haboontahay in la dhiiri galiyo naasnuujintaoo ka faaido tayo caafimaad maskax jidh dhis difaac ilmaha ilmahasiinta caanaha samayska ah oo la ogaaday in aanay u fiicnayn ilmaha yar fayaqabkiisakuwaas oo ku keeni kara cudurohalis ah madaama aan la hubin tayadooda caafimaad caanaha samayska ah

caanaha milkbowder caanaha dalka somaalia iman jiray waxay ahaayeen caano laba nooc oo kaliya coast nido halka manta ay kor u dhaafeen 404 nooc oo caano ka kala yimaada aduunka caanahaascoasta nido waxay ka iman jireendawlado aynu la leenahay heshiis ganacsi oo la hubo tayada caanaha ay soo dirayaan caanahas waxay ahaayeen caano toos looga soo lisay neefka lo ada halka caanaha aduunka inooga yimaada lagu soo adkeeyo nooc ka mida jaandigasamayskooda caafimaad

Waa in dawlada dalku si fiican ula socdaan caanaha cuntooyinka food stuf ration sharaabka daawoyinka dalka dibada uga yimaada si loola socdo hubinta isticmaal ee badeecadahaasdekadaha suuqyada ganacsi

Dalkii hore ee somaaliya waxa iman jiray 2nooc caano milk bowders oo ku iman jiray nidaamsharci ganacsi laba dawladood oo si saxa loola socdo tayadooda caafimaad iyo maadooyinka ay ka kooban yahiin oo ahaa international stander index

Waxa soo raaci jirey caano cartons ku iman jiray oo la odhan jiray caano bodhe caanahas oo inta badan ahaa caanaha hayadaha sida qaxootiyada

Maxaa caanaha loogu soo qori waayey magaca ganacsiga company caanaha ee had iyo goor loogu soo qoraa magacyada haweenka soomaalida jawaabtu waxay u egtahay kalsooni la an company caanaha soo saaray oo aan lahayn shuruuc company caalamiya oo si fiican looga ogyahay suuqyada ganacsiga caalamka ta kale waxay noqon kartaa suuq galin ganacsi oo laga raadinaayo haweenka qoysaska oo ka masuul ah daryeelka caruurta qoyska iyo quudintoodadhalaanka si iib fiican loogu helo caanahaas

Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigoodahadana inta badan caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalkachine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha dalka ama airport

Waqtigii dawladii hore ee soomalia ganacsigu wuu xadidnaa inta badan waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta caafimadka bulshadooda waa macash raadin degdega ah

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...