Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Turkiga Ku Dhex Maray Farmaajo iyo Saacid?

0
Monday March 10, 2025 - 07:00:25 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Turkiga Ku Dhex Maray Farmaajo iyo Saacid?

    Labadan siyaasi oo isku Deegaan ah ayaa Kulankoodu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labadan siyaasi oo isku Deegaan ah ayaa Kulankoodu



Dalka Turkiga Waxa La sheegay in uu Kulan ku dhex maray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) kuwaas oo labadooduba u sharaxan Jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee Sanadka soo socda.

Labadan siyaasi oo isku Deegaan ah ayaa Kulankoodu ahaa sidii uu midkood u noqon lahaa Murashax iyada oo kan kalena uu tanaasulayo.

Raysal Wasaarihii Hore ee Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ogolaaday in uu ka hadho tartanka isaga oo u tanaasulay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo u taagan Doorashooyinka Soo socda.


Loading...
Loading...