Xukumadda Somaliland ayaa Saaka Fulisay Qisaasta Labadii Gacan ku Dhiigle ee Dilka Gaystay.
Gacan ku dhiigleyaasha xukunka qisaasta ah ah lagu fulinayo,
Duleedka Xabsiga Mandheera waxa saaka laga fulinayaa qisaasta gacan ku-dhiigleyaal xukuno dil ah oo lagu xukumay uu shalay qalinka ku duugay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.
Loading...
Loading...