Suldaanka Guud Ee Bariga Burco Oo La Yaaban Darajada C Ee Degmada Caynaba La Siiyey

0
Wednesday July 24, 2019 - 11:32:56 in News by
  • Visits: 3028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaanka Guud Ee Bariga Burco Oo La Yaaban Darajada C Ee Degmada Caynaba La Siiyey

    Suldaanka Guud Ee Bariga Burco Oo La Yaaban Darajada C Ee Degmada Caynaba La Siiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaanka Guud Ee Bariga Burco Oo La Yaaban Darajada C Ee Degmada Caynaba La Siiyey


Hargeysa(HWN):-Suldaanka guud ee Beesha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse,ayaa ka hadlay Xeerka uu Golaha Wakiiladu ansixiyey, ee ku saabsan darajooyinka Degmooyinka, waxaanu tilmaamay inuu aad ula yaabay sababta keentay in Degmada Caynaba oo darajada C ahayd inay wali ahaato.




Suldaanka guud ee Beesha Barriga Burco Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse ooWargeyska Geeska Afrikaarintan wax ka weydiiyey ayaa ugu horeyn ku jawaabay "Aad iyo aad ayaan ula yaabay arintan dhacday iyo waxan ay Wakiiladu ansixiyeen, Madaxweynaha waanu wada hadalnay, waanu is ogayn, waxaanu noo balanqaaday in Caynaba laga dhigi doono B, oo laga bedeli doono C, waraaqo la kala qortayna wey jireen, markaas balanqaadkii Madaxweynaha iyo waxaanu isku ogeyn inay fulaan ayaanu ku rajo weynayn, ee is bedelkan soo kordhay iyo waxana la ansixisay, halkay ka yimaadeen maan garan”


Dhanka kale wuxuu dadka ugu baaqay inay is dajiyaan oo ay nabadgalyada ilaaliyaan,

Loading...
Loading...