Mucaarid Iyo Muxaafidba Maanta Waxa Hor Yaala Inay Daneeyaan Doorosho wakhtigeeda Ku Sugan

0
Wednesday July 24, 2019 - 11:31:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mucaarid Iyo Muxaafidba Maanta Waxa Hor Yaala Inay Daneeyaan Doorosho wakhtigeeda Ku Sugan

    Taasna Dhamaantood Guul U Tahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taasna Dhamaantood Guul U Tahay.
Sida aan ka warqabno ama aad ogtihiinba waxa habboon inay dalkeena ka dhacdo dooroshooyinka gollayaasha deegaaanka iyao wakiiladda ,kuwaas oo la odhan karro kuwa hadda joogaa wakhtigooda wu dhacay oo dhacay  oo khaayisay,in badan ka mida waxa ay iska fadhiyaan muddo dhaaf iyo wakhti dhaafba.


axsaabta dalkeena hadday noqoto mucaaridka oo ay kala hoggaaminayaan labada  hoggaamiye ee cirro iyo faysal iyo dhanka kale ee muxaafidka oo hoggaanka  u hayo biixiba waxa waajibaadkoodu tahay doorosho  ku suntan wakhtigooda.

maanta taasba hor taalla intaba,doorosho wakhtigeeda la qabtaa waxay sharaf u tahay mucaaarid iyo muxaafidba 
hamse riiraash
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...