Masar & Eriteriya dal aan xeeb laheyn cag masoo dhigaayo Badda-cas.

0
Sunday March 02, 2025 - 06:02:40 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masar & Eriteriya dal aan xeeb laheyn cag masoo dhigaayo Badda-cas.

    Qaahira iyo Asmara ayaa sidoo kale ku celiyey in aysan dowladna...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaahira iyo Asmara ayaa sidoo kale ku celiyey in aysan dowladna...


Dowladda Masar oo faahfaahin ka bixisay kulan dhexmaray; Wasiirkeeda Arrimaha-dibedda iyo Madaxweynaha Eriterita ayaa sheegtey in ay hoosta ka xarriiqeen in dal aan bad lahayn [Itoobiya] aanu cag soo dhi karin Badda-cas.

Qaahira iyo Asmara ayaa sidoo kale ku celiyey in aysan dowladna ka oggolaanayn faragelin ay ku samayso madax-baanida iyo wadajirka Soomaaliya.


Tani waxa ay imanaysaa, ka dib soodhoweyntii Muqdisho ee DFS ay u samaysay Raysal wasaaraha Itoobiya.

Soomaakiya xaggee u roon Asmara, Qaahira mise Addis Ababa?
Loading...
Loading...