Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Oo Gaadhay Jiida Hore ee Ciidanka ee Gobolka Sanaag.

0
Thursday February 27, 2025 - 17:57:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Oo Gaadhay Jiida Hore ee Ciidanka ee Gobolka Sanaag.

    Ujeeddada kormeerka Taliyaha ayaa ahaa kormeerka fadhiisamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ujeeddada kormeerka Taliyaha ayaa ahaa kormeerka fadhiisamada

May be an image of 4 pertsona eta testua


Wefti uu Hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Somaliland, Sareeye Guuto, Nimcaan Yusuf Cismaan, oo ay wehelinayeen Taliyeyaasha Qeybaha iyo hoggaanno ka tirsan Taliska guud ee ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gaadhay jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee gobolka Sanaag.

Ujeeddada kormeerka Taliyaha ayaa ahaa kormeerka fadhiisamada ciidanka Qaranka ee ku sugan Sanaag oo qayb ka mid ahaa kormeeradii loogu kuurgeli jiray xaaladda Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Taliye Nimcaan Yuusuf Cismaan, ayaa maalmaha soo socda ku sugnaan doona gobollada bariga Somaliland, isagoo gaadhi doona Jiidaha kale ee Gobollada Bariga Somaliland.
May be an image of 10 pertsona, helicopter eta testua
May be an image of 9 pertsona
May be an image of 2 pertsona
Argazkiaren deskripzioa ez dago eskuragarri.
May be an image of 4 pertsona eta rhinoceros

Loading...
Loading...