Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Loo Doortay UK

0
Tuesday July 23, 2019 - 19:48:31 in News by
  • Visits: 3172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Loo Doortay UK

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Loo Doortay UK

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Loo Doortay UK


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay raysal wasaaraha cusub ee loo doortay dalka UK.

Image result for farmaajo and boris johnson


Madaxweyne Farmaajo ayaa fariin uu ku baahiyey bogiisa Twitter-ka waxa uu ugu hambalyeeyey raysal wasaaraha cusub ee UK Boris Johnson.


Madaxweyne Farmaajo ayaa fariintiisa ku yidhi "Hambalyo ayaan u dirayaa Boris Johnson oo loo doortay raysal wasaaraha cusub ee UK.”


Sidoo kale madaxweyne Farmaajo oo qoraalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey "Waxaan ku rajaynayaa inaad wanaag ku bilawdo hogaaminta 10 Downing Street, Waxaanu sugaynaa inaanu kula shaqayno si aynu u gaadhno mustaqbal weyn oo aan u rajaynayo wadamadeena.”


Loading...
Loading...