Shan Xirfad oo Haddii Aad Leedahay, Aad Ku Gaari Karto Hadaf Kasta--
Qaadashada Mas'uuliyadda.
Awoodda Qaadashada Go'aanka.
Qaadashada Mas’uuliyadda.
La-dagaallanka Caqabadaha.
Adkeysiga (Iska-caabbinta)

Ha noqon qof jahawareersan oo sugaya in xal u yimaado si iskiis ah. Qaado tallaabo, xitaa haddii ay tahay mid yar!
Waa inaad halganka sii wadato, xitaa haddii caqabado kugu yimaadaan. Guushu waxay u baahan tahay adkaysi.

Haddii aad ku eedeyso dadka kale ama duruufaha guuldaradaada, horumar ma sameyn doontid. Naftaada u qaado mas’uuliyadda nololshaada.

Ha ka cabsan inaad wajahdo dhibaatooyinka nolosha. Baxsadku marna xal ma noqon karo!

Dunidu waxay isku dayi doontaa inay kaa leexiso wadadaada. Haddii ay wax walba ku jiidan karaan, waligaa meel ma gaari doontid.
Allah talo saaro, Noqo qof feejigan, faham waxyaabahan, oo gaadh guushaada! 

Ku soo biir oo igala soco
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...