Hargeysa oo laga Ururiyey Toorayda iyo Midiyaha

0
Sunday February 23, 2025 - 18:02:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa oo laga Ururiyey Toorayda iyo Midiyaha

    Ciidanka booliska ayaa sheegay in hawl-gal ay wadeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka booliska ayaa sheegay in hawl-gal ay wadeen



Ciidamad Booliska Somaliland ayaa maanta soo bandhigay Hubka noocyadiisa fudud oo isugu jira Toorayo, Mindiyo Daxalaystay, Faashash, Baangaddo iyo Budhadh ay ka soo ururiyeen ciidanka Booliska gaar ahaan Talisyadda Bariga iyo Galbeedku guud ahaa Degmooyinka Caasimadda.

 

Ciidanka booliska ayaa sheegay in hawl-gal ay wadeen labadii Todobaad ee ugu dambeeyey ay ku soo ururiyeen hubkan.

 

Magaaladda Hargeysa iyo deegaano kale waxaa in dhawayd ka dhacay Dilal loo adeegsaday hubkan ay ciidanka sida gaarka u beegsadeen ee Mindiyaha.


Loading...
Loading...