Xaaladda Dhaqaale ee Soomaaliya iyo Caqabadaha Horyaalla oo meel xun maraya.
Dowladda Soomaaliya, oo durba la tacaalaysa xaalado dhaqaale
![]() |
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in dalku u baahan yahay kaalmo dhaqaale oo degdeg ah, isaga oo ka codsaday beesha caalamka inay gacan ka geystaan xasilloonida iyo horumarinta Soomaaliya. Wuxuu xusay in caqabadaha dhaqaale ay saameyn ku yeesheen dadaallada dib u dhiska iyo sugidda amniga qaranka.
Dowladda Soomaaliya, oo durba la tacaalaysa xaalado dhaqaale oo adag, waxay wajahaysaa culaysyo dheeraad ah oo ka imanaya arrimo gudaha iyo dibadda ah.
Saameynta dhaqaale, midda amni iyo cadaadiska siyaasadeed ayaa ah caqabadaha ugu waaweyn ee ay xukuumaddu isku dayayso inay wax ka qabato, iyada oo rajaynaysa taageero caalami ah.
Xasan Sheikh ayaa lagu tilmaamaa inuu yahay shiqsi Somalia ka hanti urursada kaas oo aan dan guud ka lahayn Horumarka Somalia.
Loading...
Loading...