Soomaaliya oo Safiiradda Muqdisho jooga uga digtay In Ay Somaliland tagaan.

0
Tuesday February 18, 2025 - 20:53:35 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo Safiiradda Muqdisho jooga uga digtay In Ay Somaliland tagaan.

    Warkan oo ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo u dhuun daloola

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warkan oo ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo u dhuun daloola


Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay Safiirada Wadamada Shisheeye u fadhiya Muqdisho uga digtay in ay booqdaan Soomaaliland, ka dib markii uu Safiirka Dalka Turkigu Hargeysa Yimid Isla Markaana la Kulmay Madaxweynaha Somaliland iyo Masuuliyiin kale.


Warkan oo ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo u dhuun daloola xukuumadda Somalia ayaa ahaa mid si wayn uga cadhoodeen Safarka Safiirka Turkiga ee Hargeysa iyo qodobada ay ka wada hadleen Xukuumadda Somaliland.
Loading...
Loading...