Somaliland iyo Puntland Confederation.

0
Sunday February 16, 2025 - 11:46:24 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Somaliland iyo Puntland Confederation.

    Somaliland iyo shirkii Dubai maxaa ka soo baxay ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland iyo shirkii Dubai maxaa ka soo baxay ?


Shirkii uu ka qeyb galay weftigii Somaliland ee uu hogaaminaayay Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro (world government summit)

shirka xukuumadaha caalamka ee 13-aad ee lagu qabtay dalka UAE magaalada Dubai .
Waxa u soo hoyatay Somaliland guulo aan la qiyaasi karayn , shirkaas oo 30 Madaxweyne dalal joogeen iyo 80 wasiir iyo 6000 oo ka soo qeyb galay shirka iyo shirkado caalamiya oo raadinaaya. meel ay maal gashi ku sameeyaan , oo muhiim ah .
Somaliland oo ku taala meel istiraatiijiya oo caalamka oo dhami u wada baahan yahay.


Madaxweyne Cabdiraxmaan oo halkaas ka hadlay qudbado caalamiya iyo siyaasad qof khabiir oo indheer garado ku haldo . Kaga gadlay iyo wereysiyo badan oo uu siiyay wargeysyada caalamka ugu waaweyn
Sida Sky news -CNN iyo warbaahinta UAE iyo qaar kale oo badan ,
Shirkaas wixii joogay oo dhami waxay ogaadeen in dal Somaliland la yidhaahdaa jiro oo dimuqraadiya oo doorashooyin xor ah oo xalaal ahi ka qabsoomaan
Oo nabad gelyo iyo xasilooni
leh .

Guulihii shirkaas ka soo hoyday oo maal gashi badan keeni doona dalka iyo ictiraafkii oo isaguna miiska saaran .
Waxa la filayaa in somaliland maal gashi £1000000000000 lagu maal geliyo .

Hadaba Somaliya waa laga quustay in ay nabad iyo xasilooni ka samayn karayaan somaliyada koonfureed .
Sidaas awgeed Somaliland iyo Puntland.
Waa la ictiraafayaa
Oo way isku biirayaan nidaam (confederation)

Puntland maanta ikhtiyaar ma laha oo waxay aragtaa in somaliland la ictiraafaayo , koonfurna aanay rajo lahayn 10-ka sano ee soo socda .

Isbedelo waawaeyn ayaa ka socda geeska iyo fursado waaweyn oo somaliland u soo hoyatay .

Cali Biixi
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...