Xoolaha Dawladda Ma Laga Xaji karaa?

0
Thursday February 13, 2025 - 18:15:48 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 405
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xoolaha Dawladda Ma Laga Xaji karaa?

    Sheekh Umal ayaa Su'aashan lagu waydiiyey magaaladda Jigjiga ee xarunta DDS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Umal ayaa Su'aashan lagu waydiiyey magaaladda Jigjiga ee xarunta DDS.
May be a graphic of 1 person and text



"Hantida Dawladdu waa hanti shacab, waana xaaraan oo shareecadda Islaamku waxay ku tilmaantay ‎غلول”
Sheekh Umal ayaa Su’aashan lagu waydiiyey magaaladda Jigjiga ee xarunta DDS.

Erayga ‎غلول ee uu sheekhu Adeegsaday ayaa ka dhigan ama turjumaaddiisu ay noqonaysaa Xatooyo iyo Khiyaamo ama Lunsi Amaano lagugu Aaminay oo madaxda Soomaalida baddan koodu aanay Fahan buuxa ka haysan.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...