Talo soo jeedin:

0
Thursday February 13, 2025 - 18:02:49 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo soo jeedin:

    Waxaa jira waterpipes lagu sameeyo wadooyinka dhinacyadooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa jira waterpipes lagu sameeyo wadooyinka dhinacyadooda


Mudooyinkii u danbeeyey waxa inagu soo badanayey dabka qabsanaya qaybo ka mid ah suuqyada dalkeena, waxaa mudan in dhacdo kasta oo dhacda aynu ka qaadano cashar ku saabsan caqabadaha inagaga imaada.

Tusaale ahaan labadii suuq ee magaalada hargeisa ugu waaweyna waa waaheen iyo gobonimo idaacada ahee musiibo dab ayaa qabsatay, halka caqabad ee weliba si yar oo fudud loo xalin karayey ee welina ciidanka dabdemiska hor taagan ayaa dhinaca biyaha, taasi oo ay markasta dalbanayan inay caawiyaan booyadaha private ka ahi marka ay kaydadku ka goaan ama laga soo gaadhsiin kari waayo.


Waxaa jira waterpipes lagu sameeyo wadooyinka dhinacyadooda looguna talo galay inuu dabdemisku biyaha ka qaato isla markaana aanba lala sugin wax booyad ah, waxa aynu ognahay dhamaan tuunbooyinka biyaha inoo keena waxay maraan wadooyinka dhinacooda waana wax aad u fudud in la sameeyo qalabkan loogana fursado hakad kaasi ku imaanaya samata bixinta naf iyo maalba leh ee ay fulinayan ciidamada dabdemisku.

Qore Barkhad Xasan Barkhad
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...