Maayir Mooge oo ka farxiyey balan qaadna degdeg ahna u sameeyey Shacabkii hantidoodu ku gubatay Suuqa Idaacadda.
Reer Somaliland nimadu waa walaal nimada, Wadda jirka, is gacan
![]() |
" Waxaan ugu bushaaraynayaa Dadkii ku wax yeeloobay Suuqa Idaacadda in Dawalddooda hoose barbar taagan tahay, Qarankiinuna waa idin bar bar istaagayaa, Dadkiina reer Somaliland na way idiin kacayaan,
Si Deg deg ah ayeynu u suuro galinaynaa in aad heshaan Goobo aad ku ganacsataan iyo waxaad ku dhex iibinaysaanba, Ilaahay Idamkii waydun ka soo kabanaysaan”.
Loading...
Loading...