Qofka nuxurkiisa, dadnimadiisa seddexdan bey ku jirtaa:

0
Sunday February 09, 2025 - 21:27:47 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofka nuxurkiisa, dadnimadiisa seddexdan bey ku jirtaa:

    Imaam Shaafici ayaa laga wariayay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imaam Shaafici ayaa laga wariayay
May be an image of ‎text that says '‎اللومام الشانعي جوهر المرء في ثلاث كتمان الفقر حتى يظنَّ النَّسُ أنكَ غني كتمان الغضب حتى يظنَّ النَّاسُ أنكَ راضٍِ كتمان الشدة حتى يظنَّ الَّاسُ أنكَ مُتنعّم‎'‎



1. Baahidaada inaad qarsato ilaa ay dadku kuu maleeyaan inaad ladantahay.

2. Xanaaqa oo aad qarsato ilaa laguu maleeyo inaad raalli tahay oo aad qanacsantahay.

3. Dhibaatada iyo culeys-ka kusaaran inaad qarsato ilaa ay dadku moodaan inaad barwaaqo ku nooshahay.

Imaam Shaafici
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...