Soomaaliya Bur-burkeeda Aduunkaa Ka Wada Socda, Horta Yaan La Tuhmin, Waxaaney Eedey Awood

0
Tuesday July 23, 2019 - 09:54:35 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Bur-burkeeda Aduunkaa Ka Wada Socda, Horta Yaan La Tuhmin, Waxaaney Eedey Awood

    Iyo Faham La,aan Caalamka Ah, Somalilandse Waa Iney Ciriqa Heshaa Si Ay U Bad-baado. Qalinka:- C.S.F. (Jeesto).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyo Faham La,aan Caalamka Ah, Somalilandse Waa Iney Ciriqa Heshaa Si Ay U Bad-baado. Qalinka:- C.S.F. (Jeesto).

Qormadan iyomawduuceega waxaan kuqaaraa-dhigi doonaa DhibaatadaSoomaaliya haysata sidayku kasbatey iyoiney tahay meellagu heshiiyey khal-khalkeeda, Hadabaaad ha loofahmo umada Soomaalidawax kasta oohaysta waa loogutala-galey, Waase markeykala garan waayeenjihada ay duniduu socoto amadanaheeda, Horta taasiweeyaan . Soomaaliya waxa kudhacay jaho-wareer amafaham la,aan dhinacyadiiisku Eryanayey "ColdWarkaā€¯, Dawladii fadaraalkaSoomaaliya xiligii uukacaankii Ina SiyaadBarre haystey waxasoo shaac-baxey Afkaarahalagu kala faa,iideyee lagu kalabaxey, Kuwaasoo kalaahaa aragtiyihiin lakala odhan jirey( Socialism & Communism),Oo afkeena noqonaya Hanti-wadaagiyo Hanti-goosad waaarraaho Dhaqaale iyoSiyaasad ku dhisnaawaxana kala aaminsanaaReer Barri iyoReer Galbeed hadaansida kale udhigo ( Warsaw andNato).



Soomaaliya aragtiyahanwaxay ajiibtey oo ay qaadateydhinaca reer Barrifikirkooga (Socailism) Hanti-wadaagoo ahaa Dawladuiney umada tayeysoururo u samayso ,Wax walba ayyadu yeelato suuqaganacsiga ay gacantaku hayso iyowaliba wershadaha bulshadaoo wada lihinaay ka shaqeysatolaakiin hantidu tahaymid Soomaaliya leedahaywalaa Madaxweyne walaashakhsi kale aanuyeelan karin waxgaar ah, Soomaaliyamarxaladani waxay kugaadhey heer-sare waynaka faa,iidey Ciidamadaaloo tayeeyey xidhiidhadegna waxay yeesheenDawladii U.S.S.R. oo yaduhogaanka u hayseyshuuciyada, Waxa laguqiyaasaa iney cahdiganay Soomaaliya gaadhey( Made In Somalia),Shay kastana ay lahayd wershadu sameysa, Nasiib-xumosewaxay ka hortimidey nidaamkii iyofikirkii ay qaadatey , Waxay erideyxidhiidhkana u jarteydawladii Ruushka, Kahor inta aaneyhorta eryin ruushkawaxa Aduunkoo dhamika yaabey Quwadiidawladii kacaanka iyosidey u dheeraynaysey. Sidaadarteed waxa lagugodey farta.


Amuurtaa baddelkeedawaxay Soomaaliya talaabou qaadey yadoonka fiirsan ineyla heshiiso (Nato)ama xulafadii uuhagayey Mareykanku , Yagoowaliba heshiis dhabagaley Siduu xaqiijiyoDanjirihii Kacaanka ufadhiyey USA. Amb: Ropertinkasta oo aanusii waarin heshiiskiireer Galbeedka iyoSoomaaliya ama qoladii(Communismka) oo aheydHanti-goosi siyaasad kudhisan in laysuhago hanti awoodunaay tahay shakhsigahantida leh iyosuuq xor ah, Xiliyadani aylabada dhinacba banaankaka joogto Soomaaliyaayaa waxa gudaheedala saadaalinayey ineyisu filnaasho kudhaw dahay, Siaaney u siisocon ayaa lagaliyey dagaalo Siyaasadeedyadoo tooshka caalamkuugu qabtey Soomali-galbeedbaa kamaqan Soomaaliya, Dagaalkiibay gashey khasaareiyo bur-bur baykala kulantey, Hadanamarkuu mareykan danihiisiika dex waayeyayuu dagaal kabilaabey Magaalooyinkii Soomaaliyaisku xidhayey eeGal-dogob iyo Balan-balesi wadanka lookala jaro waxanaisku wajahay dagaalkaasiItoobiya iyo Soomaaliyama,aha kii 1977kiikani waa 1979kii ,Hadaba dagaalkan waxala dareemay inaan Soomaalida laguduulin ee yagalaysu diro waayowaxa la yidhiumada yagoo madaxduku tiraabayaan Gaaaladaha laynaga qabtowaaney ku mitideendagaalkaasi, Waxana wajigabax la noqdeydawladii America eeViruska beer islahayd, Waxase lago,aansadey in Soomaaliulaha laysugu dhiibo.


Waxa lasoo gaadhey xiliyadiisideetamaadkii in Soomaliyaisku filaanayso, Balsecaalamku wuu kahawl-galey siduu Somaaliyauga dhigi lahaaquute markuu doonoqaxootiya , Geesta kalewaxa yaala InSoomaaliya uu cadaawadu hayo Ruushoo reer Barrigahagaa iyo mareykanoo Reer Galbeedkahagaa, Soomaaliya bartaasibaalaga qaniiney Itoobiyawaxa barigii ulasaftey Ruushka ooka hor-imid dhinacakale waxa isnaSoomaaliya ku sooduuley 1193kii Americaoo ka daba-socoteycalool xumo hore,Dunidu hays khilaafsanaato ooBarri Iyo Galbeedhaw loolanto laakiinwaxay ka mideysnaayeenku duulista amabur-burinta Soomaaliya, Sababtunawaxay aheyd yadaoo dhinacna raaciwaydey labadii dhinacee Aduunku kalaraacey, Dawladii Soomaaliyawaxa lagu canaantaainey fahmi kariwaydey ama aytahli kari waydeydhinaca uu caalamkuu kala jeestayiney dareento yadaoo dhinac kuadkeysanaysana ay mid raacdo, Waysegaran waydey umanasuura-galin kasbashada amuurahaasi,Wixii intaa kadanbeeyey waa lagacad goostey qoryoayaa laysugu dhiibeyninba nin buuilaa maanta sidiiisaga ilaaliyaa, Waxaintaa u dheerin Soomaaliya koox-kooxloo qaybiyey.


Soomaaliyada aanwaxa jira moodeynaawaa taasi manalaha maanta awooday kaga gudbikarto caqabadaha haystawaayo ha moodinahadalada iyo iskudayada yar-yar eeay ku kacaaniney wax weyntahay, Yaga imikawaxa baanado kalafur-fura isu-dira kalailaaliya ah wadamadaKhaliijka sida (Sucuudi-carabiya, Imaaraadka, iyo Qadar) iyowaliba Turkiga oonidaam kale wata,Waxa intaa usii dheer kooxBeesha-caalamka ku xidhanama Reer Galbeed ooay ka midyihiin Nabad iyoNolosha imika haysataxukunka, Dhinacan khaliijkangoyada wadaadada ayaaisu eryanaya SidaAala-shiikh,Ahlu-suna-wal-jamaaca ,Damul-jadiid, Waa daaqadahakhaliijku u sameeyeyintaa iyo kooxdanreer galbeedka ayaaloogu tala-galey ineyisku eryadaan xukunkanakolba mid lacagtiiloo soo dhiibeywataa uu fuulo,Yadu xaalkeedu waasidaa ma,aha maantamid laga cawdo,ma,aha maanta midSomaliland wax yeelikaraysa , ma,ahamaanta mid sicaadiya dawladnimadeedu udhameystiran tahay, Markaawaa inaan loojabin ama looyaacin waligoodba meel hakudacwiyaan, Dunidana yaanlagu tuhmin balsewaxay ku xidhantahay dadaalka Somalilandin deyrkaa la jabiyo.



Somaliland ahaanwaxaynu nahay DawladSoomaaliya la midah oo ay is raaceenwakhti wakhtiyada ka mid ahbalse amin-xaadirtan dibula noqotey dawladnimadeedii, Sidaaawgeed waxa jiradoodo laysugu ladhayolaba dawladood oo kala tagey,Marka horena is raaceyyagoo siman ayaaimika la marin-habaabiyaa nimankaasiSoomaaliya ee aanxaalkooda ka soosheekaynayna ay kuandacoodaan Somaliland baanaga mid ah,Horta dunidu inoo kalaeexan mayso laakiinwaxa loo baahanyahay inaan marnotubaha ina gaynaysawaxaan doonayno, Waxajira dunida afkaaroama aragtiyo Caalamiyaoo bud-dhig uah is-xulafaysiga dawladahadhinac ka wadajeeda, Somaliland maantawaxa la gudboonsameysta Istaraatajiyad ugooniya oo ayaduunka kula macaamisho,Waa xaqiiq dhabah inay ku taalomandaqad irmaan ooloo bahaan yahayMarinadeeda dhuleed iyokuwa haweedba, Aduunkanawaxa laysugu imanayaalaba walba ayu wada xaajoonayaanwaa danaha kadhaxeyn kara, Inaguwaa inaan fahanaamuhiimada aan leenahayinta cadedkoodu yahay

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...