Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Soo qabtay Tuugtan.
Dedaal dheer oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska JSL
![]() |
"Ciidamada Booliska JSL ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Salmaan Cabdilaahi Siciid oo 10-1-2025 Mobile kaga qaaday gabadh Degmada Ibraahin Koodbuur sida ay qabatay Kamerada qarsoon ee (CCTV).
Dedaal dheer oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska JSL garahaan Saldhiga Ibraahim Koodbuur ayaa eedaysanaha gacanta kusoo dhigeen, waxaanu Ciidanku ku raad-joogaa eedaysane kale oo baxsada.
Loading...
Loading...


0 






