Gudoomiyaha Degmada Xaaji Saalax Ee Gobolka Daad-Madheedh Ayaa Ka Falceliyey Xeerkii Ay Ansaxiyeen Golaha Baarlamaanka

0
Tuesday July 23, 2019 - 09:42:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Degmada Xaaji Saalax Ee Gobolka Daad-Madheedh Ayaa Ka Falceliyey Xeerkii Ay Ansaxiyeen Golaha Baarlamaanka

    Waxa aan u arkaa xeerkaas ay ansaxiyeen Golaha Baarlamaanku mid cadaalad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa aan u arkaa xeerkaas ay ansaxiyeen Golaha Baarlamaanku mid cadaalad
daro ah  oo aan waxba  soo kor dhinaynin inuu uga sii daro tabashooyinkii hore  ee  gobalada iyo degmooyinka  dalka qaar tabaneen mooyee. Xeerkaas  hadii aannay  Golaha  Guurtida iyo Madaxweynu  aanay  maaraaynin dhibtiisa  ayaa uu leeyey. Anaga   ka gudoomiya ahaan   degmadayda wuu saamaynayaa oo marka degmo aad ka dad badantahay  kana dul weyntahay  loo aqoon sado(  A ama B ama C )  dee  dhibteeda ayey leedahay  oo  waa cadaalad daro, markaas  waxa aan leeyahay  Golaha  Baarlamaanku dib  hayskugu nodaan  oo dalka ayey buuq ku abuurin. 

Wabillaahi  Towfii 

Gudoomiyaha Degmada  Xaaji  Saalax  

Mudane  :Cali   Muuse Faarax

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...