DOONIS(HIMMAD)
daris ah oo is-cod maqli karay.. riyadaasi waxey awood....
Marconi waxa uu ku riyoodey(dooney) qaab loo adeegsan karayo Awooodda ku jirta hawada. In uusan riyo
khaldan ku riyoon waxaa kuu caddeyn u ah raadiyaha(radio) iyo walxaha kale ee aan fariimaha xiriirka ah
gudbiya in taas waxaa sii dheer in riyadii Marconi ay adduunka daafihiisa dadka kala jooga ka dhigtay kuwo
daris ah oo is-cod maqli karay.. riyadaasi waxey awood u siisey in madaxweynaha somalia uu hal mar lahadli
karayo soomaali oo dhan... balse intaas waxa ka daran in Marconi saxiibadiis xirxireen oo waliba geeyeen
xarunta dhimirka baaritaanka lagu sameeyey markii uu u sheegay inuu ogaadey hab fariin loogu gudbin karo hawada isaga oon adeegsan fiilo(wire).
FG: Guglielmo Marconi waa asaasaha waxaan looyaqaan (wireless telegraph) ama in hawada fariin laysugu diro.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...