Wixuu ugu fiicna ee aan asbuucan akhriyo...

0
Tuesday February 04, 2025 - 13:12:21 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wixuu ugu fiicna ee aan asbuucan akhriyo...

    Waqtigan aan noolnahay shucuubtu waxey ka fekeraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waqtigan aan noolnahay shucuubtu waxey ka fekeraan


Wali doqomadu iskama deyn iney ku weydiiyaan QABIILKEE TAHAY ama MADHABKEE HAYSATAA?
maqaalkaan waxaa qorey Dr faaruuq qaasin waa aqoonyahy ku xeeldheer jeologyga una dhashey ciraaq wuxaana kusoo koobey:


Hayga sheekeen wadan dhaqaalihii ama dadkiisa ay ka buuxaan cuqdadu iyo xaasidnimadu oo ay ragaadiyeen dagaalada sokeeye.

Waqtigan aan noolnahay shucuubtu waxey ka fekeraan sidii loola soo bixi lahaa macdanta ku jirta dhulka si ay u noolaadaan , bini aadamkiina uuna noqdey Isha kaliyee lagu xisaabtamo si faaiidooyin badan loo helo.
Maalinna ma ka fekertey adigoo iibsanaya moobil SAMSUNG ah ama IPHONE imisuu u baahanyahay kheyraad Dabiici ah ?

Mase ogtahy faaidada ay hesho shirkadda SAMSUNG halkii sano kaliya oo ku dhow 327b oo dollar taas oo ay adagtahy ineynu ururinno.

Kan riyadda ku jirow mawaxaad u haysataa in aad lacag heli doonto adoon adeegsan caqligaaga?
Japan waxey ku jabtey dagaalkii labaad ee aduunka balse 50 sanno gudohood caalamka waxey kaga aargooasatey cilmi iyo technology markaasey doqontu wali ku weydiinayaan qabiilkee tahy?..

Almuhim "waxaan u baahannahy inaan caqligeena adeegsanno si aan hantibadan nolosheenna sameyno"
W/Q Dr faysal qaasim
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...