Canada oo Canshuur Ku Soo rogtay Maraykanka.

0
Sunday February 02, 2025 - 12:55:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Canada oo Canshuur Ku Soo rogtay Maraykanka.

    In Raysal wasaaraha Canada uu cashuur dheeraad ah uu ku soo rogo...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In Raysal wasaaraha Canada uu cashuur dheeraad ah uu ku soo rogo...


Raysal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa cashuur dhan 25% una dhiganta $155 bilyan oo doolar ku soo rogay dalka Maraykanka.

In Raysal wasaaraha Canada uu cashuur dheeraad ah uu ku soo rogo dalka Maraykanka ayaa imanaysa ka dib markii madaxweynaha cusub ee waddanka Maraykanka uu cashuur dhan 25% ku soo rogay Canada iyo Maxico, Justin Trudeau ayaa sheegay in ay tani tahay jawaabta saxda ah ee lagaga hortagi karo cashuurta uu Trump ku soo rogay dalkayga. Waxa uuna sheegay in ay xannibaad saarayaan alaabihii dalkaasi Maraykanka uga iman jirey.


Sidda oo kale dawladda Maxico ayaa sheegtay in tallaabo deg deg ah ka qaadi doonnaan xukuumada Trump ee cashuurta dheeraadka ah ku soo rogtay dalka Maxico.
Loading...
Loading...