Suxufi Cabdimaalik Coldoon Oo Cuntadii Ka Soomay Iyo Xabsiga Mandheera Oo Loo Dhaadhiciyey.

0
Monday July 22, 2019 - 19:56:33 in News by
  • Visits: 4006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufi Cabdimaalik Coldoon Oo Cuntadii Ka Soomay Iyo Xabsiga Mandheera Oo Loo Dhaadhiciyey.

    Suxufi Cabdimaalik Coldoon Oo Cuntadii Ka Soomay Iyo Xabsiga Mandheera Oo Loo Dhaadhiciyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suxufi Cabdimaalik Coldoon Oo Cuntadii Ka Soomay Iyo Xabsiga Mandheera Oo Loo Dhaadhiciyey.


Hargeysa(HWN):-Suxufi Cabdimaalik Coldoon oo xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa cuntadii ka soomay.

Image result for cabdimaalik muuse coldoon


Sida ay sheegayaan warar rasmi ah oo laga helay qaar ka mid ah eheladiisa oo abwaan Siciid Gahayr soo bandhigay, go’aanka coldoon ku joojiyey cuntada ayaa yimid ka dib markii uu cadaadis kala kulmay saraakiisha maamusha xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa.


Sidoo kale wararka ayaa sheegay in suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ay ciidamada asluubta somaliland u qaadeen xabsiga mandheera si uu ugu dhamaysto xadhiga sadexda sanadood iyo lixda bilood ah ee maxkamada gobolka Maroodijeex ku xukuntay.


Ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xukuumada somaliland oo la xidhiidha go’aanka uu cuntada ku joojiyey suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon.


Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland
Loading...
Loading...