DEG DEG Somaliland: Warbaahinta Madaxa Bannaan oo looga gacan haadiyey Qasriga Madaxtooyadda.
Kulanka ujeedkan ayaa u muuqda mid Ifafaalo u ah balan qaadadii ...
Somaliland: Warbaahinta Madaxa Bannaan oo looga gacan haadiyey Qasriga Madaxtooyadda.
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa kulan Qado sharaf ah isugu yeedhay Warbaahinta Madaxabanaan.
Kulanka ujeedkan ayaa u muuqda mid Ifafaalo u ah balan qaadadii Madaxweyne Cirro ee wakhtigii Ololaha.
Waxaanu sheegay in ay Warbaahintu tahay Awoodda Afaraad isla markaana uu si dhow ula shaqayn doono.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale intuu Mucaaridka ahaa hore ula kulmay Warbaahinta Sanadkii 2017 doorashaddii lagaga guulaystay Wakhtigaasi.
FG: Sawirkani waa kii ugu dambeeyey ee ay wada galaan Madaxweyne Cirro Warbaahinta Madaxa banaan Doorashadii ka hor.
Loading...
Loading...