Dawlada Somaliya Oo U Yeeratay Safiirkeedii Kenya Markii ay Diyaarad u Direen Axmed Madoobe
Siyaasadda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirkeeda u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Jabriil Ibraahim Cabdulle si ay wadatashi ula yeelato, kadib markii Kenya shalay diyaarad gaar ah Kismaayo uga qaaday MW Jubbaland Axmed Madoobe.
Loading...
Loading...