DEG DEG Uk Iyo Somaliland Oo hargeysa Kuwada Hadlay

0
Sunday January 19, 2025 - 18:43:25 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Uk Iyo Somaliland Oo hargeysa Kuwada Hadlay

    Madaxa Xafiiska Dowladda UK Mr. Ilyas Malek ayaa isaguna dhinaciisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Xafiiska Dowladda UK Mr. Ilyas Malek ayaa isaguna dhinaciisa
May be an image of 4 people, dais and text



Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Fuaad Axmed Nuux ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Madaxa Xafiiska Dowladda Ingiriiska ee Somaliland Mr. Ilyas Malek, kulankaasi oo lagaga wada hadlay sidii ay Dowladda UK uga taageeri lahayd Somaliland adeegyada Duulimaadyada iyo Horumarinta Kaabayaasha Madaaradda.

Madaxa Xafiiska Dowladda UK Mr. Ilyas Malek ayaa isaguna dhinaciisa xusay UK ay ka mid tahay wadamada sida wayn Somaliland uga taageera Horumarka, waxaanu hoosta ka xariiqay inay Wasaaradda Duulista kala shaqayn doonaan horumarinta adeegyada Duulimaadyada iyo Madaaradda.

Ugu dambayntii Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ayaa uga mahad-celiyay Dawladda Ingiriiska kaalinta ay ku leedahay taageerada mashaariicda horumarinta ee Somaliland.

Kulankaasi waxa Wasiirka ku wehelinayay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Yuusuf Kayse Cabdillaahi.

May be an image of 4 people, eyewear, suit and wrist watch
May be an image of 2 people
May be an image of 1 person, dais and text
May be an image of 2 people, dais and text

Loading...
Loading...