Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge oo maalinta berri la hadli doona Bulshadda Caasimadda.

0
Saturday January 18, 2025 - 17:24:28 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Caasimadda Hargeysa Cabdikariin Axmed Mooge oo maalinta berri la hadli doona Bulshadda Caasimadda.

    Maayirka ayaa Todobaadkii hore ballan qaaday in uu Warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirka ayaa Todobaadkii hore ballan qaaday in uu Warbaahinta
May be an image of 1 person, dais, newsroom and text




Waxa xusid mudan in Maayir uu berri ka Jawaabi doono Su’aalaha Warbaahinta kala duwan oo madasha ka soo xasdiri doona.

Maayirka ayaa Todobaadkii hore ballan qaaday in uu Warbaahinta la hadli doono kana jawaabayo Tabashada iyo Su’aalaha Bulshadda.

Waa maxay Su’aasha aad adigu waydiin lahayd Maayirka?
Loading...
Loading...