Wasiirka Beeraha Oo Wareejiyey 7 Baabuur Oo Baanka Adduunku Ugu Deeqay Somaliland.
Markaasi, ka dibna Wasiirka Beeraha, ayaa min laba baabuur..
Gaadiidkan waxa lagaga shaqaynayaa Mashruuca FSRP Oo uu Baanka Adduunku Maalgeliyey Oo Ay Wadaagaan Wasaaradaha Beeraha, Xoolaha & Degaanka.
Markaasi, ka dibna Wasiirka Beeraha, ayaa min laba baabuur ku wareejiyey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Cabdillaahi Geel-jire & Wasiir ku-xigeenka xanaanada Xoolaha Cali Cantar, kuwaasi oo lagaga shaqaynayo Mashruuca FSRP oo labada Wasaaradood la wadaagaan Wasaaradda Beeraha oo gaadiidkeeda uu guddoomay Wasiir ku-xigeenka Beeraha Mukhtaar Xaaji Muxumed Faarax.
Loading...
Loading...