Soo koobidda dihganaha رسالة إلى شباب الأمة.= farriin ta dhalinyarada ummadda......

0
Friday January 17, 2025 - 15:27:27 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo koobidda dihganaha رسالة إلى شباب الأمة.= farriin ta dhalinyarada ummadda......

    Qisada keentay curinta dhiganahan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qisada keentay curinta dhiganahan.



Dhiganahn layidhaa رسالة إلى شباب الأمة. ( farriin ku socota da'yarta ummadan).

Waxaa qoray oo ku fara yaraystay qoraaga ree masar ee Dr raaqib sarjaani.

Wuxuuna kaga hadlayaa sheegidda dhibaatooyinka haysta da'yarta waayahan.

Tirada warqaduhu waa 156

Qisada keentay curinta dhiganahan.

Sida uu qoraagu ku xusay hordhaca waxaa keenay in uu kitaabkan qoro. Dhacdo yaab badan.oo habeen habeennada kamida uu lakulmay. Waxaa u,yimid nin wayn, oo cabasho wada doonayana in uu talo kasiiyo. Wuxuu ka cabanayaa. In inankiisii uu dhalay.dhalin yarna ahaa uu ku maman yahay. Dhigashada diinta wakhti badanna siiyo isla markaana mar kasta ka fikro wadamada islaamkee tabaalaysan. sida falastiin ciraaq suudaan shiishaan. Dr raaqib wuu yaabay. Wuxuuna talo ahaan usiinayaa inuu hortiisa fadhiisto oo wiilkaa wax ka barato. Intaa kadib ayuu iswaydiinayaa dhawr waydiimood.1 maxay islaamka dhalin yaro uga dhigan tahay.

2 Waa maxay doorka dhalin yaradu. 3Halkay marayaan da'yartii ummadani.

Sidaaas ayuu ku yimid kitaab kani

Nuxurka buugan qiimaha badan.

Bilawgaba wuxuu digtoorku iswaydiinayaa dhibaatooyinka ugaarkaa dhali yarada. Qaar kamid dhallinta masar ayuu warsanayaa. Waxayna ugu jawaabayaan waxaanu filayn. Oo ubadan dhibaatooyin nin iyo naftii ugaar ah.

Kadib waxa uu si far shaxannimo leh uga waramayaa jiilkii dahabiga ahaa dhalintii asxaabta alla haka raalli noqdee.siday ugu'teen waajibkoodii uga soo bexeen kaalintoodii.sidaZAYD IBNU THAABIT oo ahaa qoraagii waxyiga kaalintiisana kasoo baxay isagoo 14 jir ahaa. Cali ibu abii daalib subayr ibnu cawaam.dalxa iyo asxaab kaloo dhawra ayuu taxayaa qisooyinkooda iyo waxay utareen diintoodii dadkoodii iyo dalkoodiba....

Mar kale wuxuu is waydiinayaa.

Maxaa keenay gaabkan.maxaa kala fogeeyay dhallinta sidii looga baahnaa iyo siday hadda yihiin.?

War celinta waxa uu kadhigayaa afar sababood oo waawayn una baahan xal waara.

● MAQNAAN SHIYAHA ABA'BIN ISLAAMIYA.

●MAQNAAN SHIAYAHA HOGAAMINN SUUBAN.

● NIYAD JAB /QALbi jab=is dhiibid.

● war baahinta.

Qodob kasta wuxuu uga waramayaa si faah-faahsan. Xeel dheer. Wuxuu saxayaa fahan qaldan oo dhinacyo kala duwan ka jira. Ugu danbayn wuxuu kusoo gaba gabaynayaa. 10 talo oo uu kula talinayo da'yarta. Islaameed.

1 ka fuqidda macaasiada.

2 garashada qofku barto diintiisa suuban.

3 ku xidh naan shiyaha masaajidda

4 horu mar tilmaaman. Dhan walba.

5 qaraabo xidhiidhinta.

6 doorashada asxaab wanaagsan.

7 la socodka waayaha wanaagsan.

8 joog taynta jimicsiga.

9 faafinta dacwadda.

10 maaraynta waqtiga.

ALLA MAHAD LEH.

waa mid kamida dhiganayaal sil silad taxanaa digtoorku leeyahay. Oo naadiga ( multawa ruwaadul cilmi wal macrifah.) . Gorfaym doono isla markaan soo koobi doono haddii alle wayne ogalaado.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...