Alle Haw Naxariistee Abwaan Gaariye Sheeg,Dadka Sooliyo Awdal Adanow Hagrateen,Ayaanba Imandoonta Lagu Raadsho Ilay

0
Wednesday January 15, 2025 - 12:07:29 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Alle Haw Naxariistee Abwaan Gaariye Sheeg,Dadka Sooliyo Awdal Adanow Hagrateen,Ayaanba Imandoonta Lagu Raadsho Ilay

    Eebbaheen Hibo Siiyo,Ummada Ku Dhex Uuman,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eebbaheen Hibo Siiyo,Ummada Ku Dhex Uuman,



Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Abwaanku Wuxu Sheego,Ha U Qaadan Awwwil,

 

Uurku Baalena Mahe,Adoomo Weeye Sideenan



 

Eebbaheen Hibo Siiyo,Ummada Ku Dhex Uuman,

 

Aragtidood Iyo Maanka,Aqoontoda Tilmaama,


 

Afafkay U Dhashaan,Uunkanaw Sii Turjumaya,

 

Somalidaan Agabaynino,Dheguhu Awdanyihiin,


 

Aduunku Wuu Xafidaa,Ilaashada Ku Dhaqmaan,

 

Waxyaaba Imanayiyo,Afooyinka Looga Digaayo,


 

Odorasaan Waxa Jooga,Iyo Tii Iman Doontoonba,

 

Inta Aanay Asiibin Bay,Abaabulkeeday Galaaneh.


 

{Erayadan Aad Ugu Fiirso}-

 

Alle Haw Naxriiste,Abwaan Gaariye Sheegay:-


 

Isaaqna Uu La Hadlaayay:-

 

Dadka Sooliyo Awadaleed,


 

Aadnoow Aad Hagrateen,Ayaanba Iman Doonta,

 

Logu Raadsho Ilayse,Miyanay Maanta Ahayn?.


 

Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...