"Dhirta Iyo Dareenka Codadka"
Dhawaaqyadan, oo aan dhegaha bini'aadamka maqlin karin
Cilmibaaris ayaa sheegtay in dhirta ay maqli karaan codad gaar ah! Cilmi-baarayaasha waxay ogaadeen in dhirta, sida yaanyada iyo canabka, ay soo saaraan dhawaaqo yar-yar oo ultrasonic ah marka ay u baahan yihiin biyo ama ay dhaawacmaan.
Dhawaaqyadan, oo aan dhegaha bini’aadamka maqlin karin, waxay xambaarsan yihiin fariin degdeg ah oo u muuqata inay dhirta kale u sheegayan inay ku jiraan xaalad adag.
saynisku waa mid cajiib ah oo aan dhammaad lahayn
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...