DEG DEG Soomaaliya iyo Masar oo wada-hadal cusub ka yeeshay howl-galka AUSSOM

0
Friday January 10, 2025 - 16:02:53 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Soomaaliya iyo Masar oo wada-hadal cusub ka yeeshay howl-galka AUSSOM

    Labada Wasiir ayaa ka wadahadlay sii adkeynta iskaashiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labada Wasiir ayaa ka wadahadlay sii adkeynta iskaashiga
May be an image of 2 people and text



Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la kulmay dhigiisa dalkaas Abdul Majeed Saqr.

Labada Wasiir ayaa ka wadahadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo amaanka ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wadahadlay howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM kaas oo Soomaaliya ka bilowday 1-dii bishaan Janaayo.
Loading...
Loading...