DEG DEG Booliska Somaliland Oo Gacxanta Ku Soo Dhigay Sadax Eedeysane
Hawlgallo iyo dadaal xooggan oo ay sameeyeen Ciidanku....
![]() |
Ciidamada Booliska JSL ee Gobolka Awdal iyo Gabilay oo iskaashanaaya ayaa gacanta ku soo dhigay Saddex eedaysane oo ku eedaysan inay 8-da Bisha 2025, magaalada Gabilay ku dileen Marxuum A/le Buux Mawliid Ismaaciil.
Hawlgallo iyo dadaal xooggan oo ay sameeyeen Ciidanku, waxaa lagu soo qabtay dhammaan eedaysanayaashii degaanka Cali Xaydh ee G. Awdal , dhammaantood eedaysanayaasha waxa degdeg loo horgayn doonaa Ha'yaddaha garsoorka.
Loading...
Loading...